Site icon Qaamuus

ereyga

Taawo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

1. ld daawe, daawo ¹, taawe. Weel bir ah oo wareegan siddana leh oo wax lagu dubo ama lagu shiilo. 2. Xayrta geela.

Taawo

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

ld taawin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga taawo

taawe | taawin | birtaawo | canjeelo | daawe | daawo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version