Canjeelo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Cunto jilicsan, taawo lagu dubo, ka samaysan badar riqdan oo bur lagu cajiimay; cambaabur; canjeero. ld canjeero.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga canjeelo ↴
cajiin | cajiin | canjeero |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg