Site icon Qaamuus

ereyga

Wacdi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Waano; hanuunis.

Wacdi

Qaabnaxa: Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/-isay; -iyi)

Waano diimeed oo xumaha laysaga reebayo samahana laysku farayo dad u jeedin; waanin; hanuunin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wacdi

wacdin | wacdiyid | mimbar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version