mimbar
(m.l) (-rro, m.dh)(dii.) Meel masaajidka gudihiisa ku taal, kor u qaadan, oo qofka khudbadda wacdiga akhriyayaa fuulo, si uu u muuqdo, codkiisana loo maqlo. ld mambar, minaawar.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mimbar ↴
minaawar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Markab weyn oo dagaal. 2. ld mimbar.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg