Yirid

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(daawo) Halaamacoodka cirridka oo ay keento huuro ilkaha iyo cirridka meesha ay iska galaan fariisata. Cirridku wuu bararaa si sahlanna dhiig ayaa uga yimaada. ld yerid (1). yerid

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yirid

saayirid | yerid | baayirid | haayirid | khaayirid | qayirid | xayirid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg