Ciise kaddib
Qaabnaxa: Magac Falkaab | Noun Adverb Isrogrogga:(taar.) (C.d.) Waxay sheegaysaa inta sano ama qarni ee laga joogo dhalashadii nebi Ciise.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga Ciise kaddib ↴
waayadii dhexe |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg