Aabayeel
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yeelay, -yeshay)Aabayeel ah: qaddarinta ama tixgelinta cid la siiyo. 2. ld aabayeelid. aabayeelid
Aabayeel
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-yeelay, -yeshay)U aabayeel: qaddarin ama tixgelin cid siin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aabayeel ↴
aabayeelid | aabeyeelid | haal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg