Aabbe
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bayaal, m.l/m.dh)1. Nin ubad dhalay. 2. (u.j) Aabbow!; wiilkaygiyow! ld aabbo, aabe. aabbo
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aabbe ↴
aabbannimo | aabbayaal | aabbo | aabo | gaabbee | baabbe | waabberi | waabberiisasho | waabberiisii |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg