Aabbur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Weel yar, wax lagu shuban karo, oo dhiilaha, haamaha iwm afka lagaga xiro.

Aabbur

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Dhiil, haan iwm weel yar oo wax lagu shuban karo afka kaga xirid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aabbur

aabburan | aabburan | aabburid | aabburmid | aabburnaan | aabburnaansho | aagaan | cambaabbur |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg