Aabburan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay., -rantay, -rmi)

Dhiil, haan iwm wax la aabburay noqosho. Tus. “Weelku waa aabburmay”.

Aabburan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Dhiil, haan iwm wax la aabburay ahaansho. Tus. “Weelku waa aabburanyahay”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aabburan

aabburmid | aabburnaan | laba'aabburan | qalbac | sati |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg