Aad
Qaabnaxa: mu.dhm.y Isrogrogga:Magacuyaal tilmaama qofka labaad ee kelida ah (lala hadlaha ama wax loo qoraha). "Ninka aad la hadashay waa walaalkay". ld aa(2), aydin. aa, aydin.
Aad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)1. Isku ?a. cayaar: isku beegnaan cayaar. 2. ld aadid. aadid
Aad
Qaabnaxa: Magac, Dheddig, Falkaab | Noun, Feminine, Adverb Isrogrogga: (-dyo, m.l)1. Isku beegnaanta laba meelood ama shay. 2. Badan, si daran. 3. A. yar: ld aayar. aayar
Aad
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)1. (f.g) Meel u socdaalid ama u kicid. 2. (f.mg) Ku a.: wax wax kale u dhigmid. 3. (f.mg) Ku ?a.: cunto cabid iwm cid ku filnaan. 4. (f.mg) Ku ?a.: wax muuqaalkooda wax kale isku gudbid. 5. (f.mg) Ku ?a.: meel aadisteeda wax u adeegsasho. Tusaale: “Cali baabuur buu Kismaayo ku aaday”.
Inaba caadi ma aha*
aad ugu bogid. ka helid . la yaabid Bandhigii Suldaan Seeraar inaba caadi ma ahayn xalay
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Cali wasaad*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Haadsan*
1-Kala miirad oo inta wanaagsan laharid 2-kala haadin eray loo adeegsado marka badarka loo kala saarayo budo iyo buunshe ama jariir iyo buunshe
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Geel dhalaan qaaday ma dheera.*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Jacayl naftaada kaagama horeeso*
Markaad naftaada jaclaan weeyso cid kujeclaaneeso majirto
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Dheeraadsiin*
waa darajo sare oo dhaqan wanaagsan ah oo Allah ku galadaysto qof: Fadiilo
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Macne Dheeraad ah
Hadal aan mug iyo macno laheyn oo uu qofku dadka lafadhiya kula taaha
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aad ↴
aa | aadaab | aadaamid | aadaan | aadaan | aadami |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg