Aadaminnimo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Aadami ahaansho. ld aadminnimo. aadminnimo

Aadaminnimo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. (fals.) Isku taxluujin ku xiran danaha aadamiga, anshaxiisa iyo barashadiisa. 2. (fals.) Dhaqanka qorista (qarnigii 14aad ilaa iyo kii 16aad ee ku saleysan barashada Giriigga iyo Roomaaniyiintii hore).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aadaminnimo

aadminnimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg