Aaho

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Dhiibato weyn oo abaar ama cudur ay keenaan oo guud ahaan saameya naflay badan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aaho

amaaho | baaho | baaho | daaho | dinnaaho | walaahow | walaahow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg