Baaho
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Iskaashi iyo wax wadaqabsi dad gaar ah ka dhaxeeya.
Baaho
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-hday, -hatay)1. Baahi dareemid (nafley). 2. U b.: wax la'aantiis u mucurteysnaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baaho ↴
baahasho | qaac |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg