Aamminsan

Qaabnaxa: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. Qof, wax cid aammin ku qaba ahaansho. 2. Qof, wax rumaysan jirista Eebbe iyo diimaha ahaansho. Tus. “Diinta Islaamka ayaan aamminsanahay”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aamminsan

aamminsanaan | aamminsanaansho | aamminsanow | cawtalgasiir | fajiiste | mabda' | mingis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg