Aan
Qaabnaxa: mu.dhm.y Isrogrogga:1. Magacuyaal tilmaama qofka koowaad ee kelida ah (hadlaha ama wax qoraha). Tus. “Meel aan ku nasto ayaan doonayaa” 2. ld aannu.
Aan
Qaabnaxa: qr.diid Isrogrogga:Qurub tilmaamaya in weertu tahay weer diidmo, weer xor ah ama midaan ahayn tu ay tahayba. Tus. “Miyaan fadhigii la qaban?”, “Yaan lacag la siin!”, “Wiilka aan imaanini waa Cali”. ld an.
baraan*
inanta boqorku dhalo
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Aankaala aankeed*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
ugaarsade-hargaandi*
baydari
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Geel dhalaan qaaday ma dheera.*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Mayeeraan*
Dhallaanka ama ilmaha aadka u yar ee aan wili hadaaq baranin
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Macne Dheeraad ah
Micnaheedu yahay kuuritaanka qof iska dhega tiraya waxa aad usheegeysid
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aan ↴
aabburnaan | aabburnaansho | aabyoo | aadaan | aadaan | aaddanaan | aaddanaansho | aaddi | aafeysnaan | aafeysnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg