Abris
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)Halaq madow oo gaaban oo waabaayo halis ah leh, oo afka iyo dabada wax ku qaniina inta badanna aan suntiisa laga kicin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abris ↴
marsoobbax |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg