Abtirsiinyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Aqoonta ku saabsan awoowayaashii hore magacyadooda iyo siday isu xigeen; abnaq. ld abtiris, abtirsi, abtirsiimo, abtirsiino.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abtirsiinyo

abtiris | abtirsi | abtirsiimo | abtirsiino | abtirso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg