Abyin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

(xis.) Habka lagu raadiyo abyanku huban ama aan hubanayn. Abyintu waa weydaarka xigsinaynta. Tusaale ahaan, haddii f(x) ay tahay fansaarka ee x oo marka la diiro ku siisa f(x), markaa F(x) waxa la yiraahdaa abyin ama lidka diirane ee f(x).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abyin

abyineed aan hubnayn | abyineed huban | abyin-jeexeed | kalkulas | kalkulas-abyineed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg