Abyin-jeexeed
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)(xis.) Hab lagu sammeeyo abyinaynta taranka laba fansaar iyada oo la adeegsanaayo jidka: u (dv/dx)dx = uv - v (du)dx, oo loo adeegsan karo qiimeynta abyinka ee taran.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abyin-jeexeed ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg