adable
(m.l)

Dhul carro cad iyo carro madow isugu jira, geedo dhaadheer ka baxaan oo beerashada ku wanaagsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh adable

labadable [m.l]
L. ah: qof laba guri ka wada cunteeya.

labadablee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Laba guri ka wada cuntayn (qof).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg