Adeer

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

1. Nin waxa uu u yahay ilmaha walaalkii dhalay. 2. Hab xurmo leh oo qof da'weyn loogu yeero. 3. (u.j) adeerow! 4. (u.j) wiilka aan adeerka u ahayow!; gabadha aan adeerka u ahayey.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga adeer

aadeer | gaadeeryo | aayo | abtibadbaadeed | adeernimo | adeeryo | ilma-adeer | ina-adeer | jadeer |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg