Afarrey

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yo, m.l)

1. Tix maanso ah oo dhowr beyd ka kooban. 2. Afar hog oo labada iska soo horjeedda ay yaallaan dhagxaan isku nooc ah, hog shanaad oo maran ama saalo taalna u dhexeeya (shax).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afarrey


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg