Afaysan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-smay, -santay; -smi)Wax af leh noqosho.
Afaysan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)Wax af leh ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afaysan ↴
afaysmid | afaysnaan | afbadan | lafaysan | safaysan | safaysan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg