Afbeel

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld afbeelid.

Afbeel

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-eelay, -eeshay)

Wax aan wax goyn karin noqosho (qalab af leh).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afbeel

afbeelid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg