Afhaye
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)1. Turjubaan; afceliye. 2. Qof ku hadla magaca koox, dad, ummad iwm. ld afhayeen.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afhaye ↴
afhayeen |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg