Afmeer
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. (-rro, m.dh) Af wareegsan; wareeg. 2. ld afmeerid.
Afmeer
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Meel iyada oo wax gaar ah laga baarayo aaggeeda hore ku wareegid. 2. Wax afmeer u yeelid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afmeer ↴
gaafmeer | gaafmeer | gaafmeerid | afmeeran | afmeerid | afmeernaan | afmeernaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg