Afmiinshaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Qof ku meel mariya wuxuu doona codkarnimo iyo karti dhagari ku jirto. ld afmiishaar.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afmiinshaar

afmiinshaarayn | afmiinshaaree | afmiinshaarnimo | afmiishaar | afmiishaarayn | afmiishaaree | afmiishaarnimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg