Afo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Haweenay la qabo; oori.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afo

aafo | aafoobid | aafow | xaafood | gaafo | gaafo | gaafootamid | gaafootan | gaafootan | maafoos |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg