Afuri

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Qof soomanaa afur siin. 2. Qof soon ka jebin. ld afursii.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afuri

affurid | afurid | afurin | afursii | afursiin | dabafurid | masaafuri | masaafurid | masaafurin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg