Afuuf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. ld afuufid. 2. Soor a. ah: soor aan iidaan lahayn. 3. Xirsi yar oo ummulaha iyo carruurta loo xiro.
Afuuf
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Neef afka ka soo baxday wax ku sii deyn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afuuf ↴
naar-afuuf | afuufan | afuufan | afuufid | afuufmid | afuufnaan | afuufnaansho | afuufo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg