Afuug
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Caws ka jaridda beer la geed qaaday. ld afuugid.
Afuug
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Beer la geed qaaday caws ka jarid. ld afruug².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afuug ↴
afruug | afruug | afruugid | afuugid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg