Afyuub

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bab, m.l)

Bayd faal, oo madaxa iyo tan manjaha ka sarreysa min hal ka ah, manjaha iyo tan madaxa ka hooseysana min labo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afyuub


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg