Agoon
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(agoon/-nno, m.dh) Wiil yar oo aabihii dhintay.
Agoon
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-omo, m.l)Gabar yar oo aabbeheed dhintay. 2. (m.u) Carruur aabbahood dhintay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga agoon ↴
yatiin | agoomee | agoomoobid | agoomow | agoonnimo | agoonobid | agoonow | agoontoobid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg