Aguugan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gmay, -gantay; -gmi)

Wax la aguugay noqosho.

Aguugan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-gnaa, -gnayd)

Wax la aguugay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aguugan

aguugmid | aguugnaan | daguugan | damdaguugan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg