Ahraam

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dhisma soo yaal ah oo Masaaridii hore dhistay oo leh shagli saddex-geesoole.

Ahraam

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(xis.) Adke salkiisu yahay geesoole iyo dhammaan wejiyada kalena ay yihiin saddex-xagallo wadaaga gees.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ahraam

shaxan joomitiri |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg