Ajarso
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)Ka a.: cid si ajar looga kasbado wax ay u baahantahay siin. ld ajarayso, ajirso.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ajarso ↴
ajarayso | ajarsasho | ajirso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg