Akid
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)1. Cid ra'yigeeda ku raacid. 2. War hore loo sheegay xogtiisa sugid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga akid ↴
akidid | akidis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg