alaab caydhiin
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective) (-bo ..., m.l)

1. Walax ama shay dabiici ah oo aan gelin weli warshado ama aan la farsamayn. 2. Alaab ay isticmaalaan warshaduhu si ay u farsamotumaan uguna beddelaan alaab la isticmaali karo; alaabta caydhiin waxaa qayb ahaan ka mid ah alaab farsamotuman, oo ay ka mid yihiin looxa jarjaran, burka qamadiga, kuwaas oo sii mara farsamotumid dheeraad ah. ld alaab ceyriin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh alaab caydhiin

alaab ceyriin [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
ld alaab caydhiin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg