Alaalabbaq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Baqdi aan aqoon ku dhisnay; baqdin qalo keento. 2. ld alaabbiqid.

Alaalabbaq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday; -biqi)

Cabsi kaddaray ah dareemid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga alaalabbaq

alaalabbiqid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg