alaalo
(m.dh)Nooc caws ka mid ah oo dhaadheer.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh alaalo ↴
ooryawalaaloobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ooryawalaalow. ld ooryowalaaloobid.
ooryawalaalow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Laba nin ooryawalaal noqosho. ld ooryowalaalow.
ooryowalaaloobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld ooryawalaaloobid.
ooryowalaalow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
ld ooryawalaalow.
calaalo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-aashay, -aalatay)
ld callaalo.
calaaloobid [m.f.dh]
eeg calaalow.
calaalow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Calal ama wax duugoobay noqosho.
dhalaalo [m.dh]
1. Caano iyo subag la isku daro oo carruurta yaryar la siiyo. 2. ld dhalaalyo, dhalalyo. Xanuun ilkaha laga dareemo marka ay la kulmaan wax qabow, macaan iwm. ld dhalalo.
galaalo [m.dh]
Neef ido ah oo madaxa madow oo foolka calaamad cad ku leh.