Alalad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Riyo; dhadhab. 2. Qaraw. 3. ld alaladid.

Alalad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Qarwid; dhadhabid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga alalad

alaladi | alaladid | alaladin | alaladsii | alaladsiin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg