alaladi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

Ka a.: cid alal ka keenid. ld alaladsii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh alaladi

alalad [m.l]
1. Riyo; dhadhab. 2. Qaraw. 3. ld alaladid.

alaladid [m.f.dh]
eeg alalad². ld alalad¹ (3).

alaladin [m.f.dh]
eeg alaladi. ld alaladsii.

alaladsii [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iiyay, -iisay)
ld alaladi.

alaladsiin [m.f.dh]
ld alaladin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg