Alalaxi

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Nafley yar oo biyaha ku nool, bocool ku dhex jirta oo kaadi-dhiigga noolihiisa korisa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga alalaxi


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg