Aleelaale
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)Nooc dibqallooca ka mid ah oo aad u weyn oo dabada midabbo kala duwan ku leh, waabaayo halis ahna leh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aleelaale ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg