Aleelatuur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Nooc faalka ay haweenku dhigaan ka mid ah oo ay aleesha ku faaliyaan.

Aleelatuur

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Aleel ku faalin (haween).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aleelatuur

aleelatuurid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg