Aliil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lo, m.dh)(baay.) Mid ka mid ah muuqaallada talantaalliga ah ee hiddo side. Noolayaasha badankoodu waxay leeyihiin laba aliil oo midba hiddoside ka yimid (midba waalid ka yimid), kaas oo ku jira koromosoomyo iskumid ah. Hal aliil badanaa waxa uu shiiqiyaa ka kale oo loo yaqaan shiiqsane, kaas oo ay ka baxaan astaamaha u gaarka ah noolahaas.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aliil ↴
xaliilad | daliil | daliil | daliili | daliilin | daliilnimo | dhaliil | dhaliil | dhaliilid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg