Aliindi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dhar gacanta lagu sameeyo, adag, midabbo iyo noocyo badan leh, oo Soomaaliya lagu sameeyo. ld iliindi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aliindi

iliindi | jiid | shaal | shaalcad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg