Alkuman

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-unnay,-unnantay; -unni)

Wax la alkumay noqosho (gabar).

Alkuman

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-unnaa, -unnayd)

Wax la alkumay ahaansho (gabar).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga alkuman

alkunmid | alkunnaan | amaamudan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg