alkun
(m.l) (-nno, m.dh)Nin ay gabadh u doonantahay.
alkun
(m.dh) (-mo, m.l)Gabadh nin u doonan.
alkun
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-umay, -untay; -umi)1. Wax aan horee u jirin abuurid. 2. Ka a.: wax kale ka soo saarid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh alkun ↴
alkumid [m.f.dh]
eeg alkun³.
alkunmid [m.f.dh]
eeg alkuman¹.
alkunnaan [m.f.dh]
eeg alkuman². ld alkunnaansho.
alkunnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld alkunnaan. alla s. Kasta, walba. Mar alla markii: mar kasta. ld allaale. allaale s. ld alla.
amaamud [m.l]
1. Alkun; abuur. 2. A. ah: hanti, aqal iwm oo aan badnayn oo la soo ururiyey. 3. amaamudid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg